Sirdoonka Somalia oo gacanta ku dhigay agab badan oo laga sameeyo walxaha qarxa
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Ciidanka deegaanka oo muddo ku daba jiray walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada kuwaas oo loo waday Khawaarijta, ayaa ugu dambeyn gacanta ku dhigay. Walxahan kiimikada ah, oo ku jiray in ka badan boqol jirgaan ayay Khawaarijtu ku duugeen meel masaafo u...